Eng. Waraabe: “Mudaharaad & Shirib waxba laguma baddalee sheeko kale keena”

Eng. Feysal Cali Waraabe oo ka tirsan asxaabta Mucaaradka Somaliland ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay banaanbaxa beri musharaxiinta mucaaradku ku baaqeen iney ka dhigayaan Muqdisho Jimcaha beri ah. Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Mudaaharaad iyo shirib aaney waxba soo kordhineyn, loona baahan yahay in mucaraadku la yimaadaan qorshe kale. “Mudaharaad iyo Shirib waxba … Continue reading Eng. Waraabe: “Mudaharaad & Shirib waxba laguma baddalee sheeko kale keena”